MXA KUGU SO DACA MARKAD MAQASHID ERAYKA AUTOMATION?
Automation-ku waa isticmaalka tignoolajiyed si loo qabto hawlaha halka wax-gelinta bini'aadamka la yareyo. Tan waxaa ka mid ah codsiyada ganacsiga sida habka ganacsiga automation[BPA],IT automation, automation network, otomatiga is dhexgalka nidaamyada, qalabaynta warshadaha sida robotics, iyo codsiyada macaamiisha sida qalabaynta guriga iyo in ka badan.
Qaamuuska waxa uu si toos ah u qeexaya automation-ka "farsamada sameynta qalab,habrac, ama nidaam si toos ah u shaqeya." Waxaan ku qeexnay Automation-ka sida "abuurista iyo adeegsiga tignoolajiyed si loola socdo loona xakameeyo wax soo saarka iyo gaarsiinta alaabada iyo adeegyada."
THANKS FOR VISTING. {WAA KU MAHADSANTAHAY BOQASHADADA}
Comments
Post a Comment